Friday, May 1, 2026

Xuutiyiinta Yemen oo weerar ku qaaday garoon ku yaala Israaโ€™iil

Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegay in ay mar kale gantaal ballistic ah ku weerarreen garoonka diyaaradaha ee ugu weyn Israaโ€™iil ee Ben Gurion, iyagoo adeegsanaya gantaallada Falastiin-2.

โ€œHowlgalku wuxuu si guul leh u gaaray hadafkii laga lahaa,โ€ ayuu yiri afhayeenka dhinaca milateriga ee Xuutiyiinta, Yaxye Sariic.

Xuutiyiinta ayaa sidoo kale sheegay in ay โ€œdhowr gantaal iyo diyaarado aan duuliye lahaynโ€ ku garaaceen markabka diyaaradaha xambaara USS Harry Truman iyo tiro maraakiib dagaal oo Maraykan ah.

WARARKII KALE

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles