Gudoomiye Shuute oo Sheegay in ay Muqdisho ka jirto Xabsi La.an

Gudoomiyaha Maxkamada ciidamada qalabka side ee Soomaaliya Xasan Cali Nuur (Shuute) ayaa maanta shaaca ka qaaday in ay magaalada Muqdisho ka jirta xabsi la’aan.

Waxaa uu farta ku fiiqay in dambiilayaasha la soo xiro aan loo hayn xabsiyo ku filan oo lagu hayo.

“Magaaladii waxaa ka jirta xabsi la’aan waxyaabaha sababta u ah oo badan in waxyaabo yar oo laga hortagi karay ay weeynaadaan waxaa sabab u ah xabsi la’aanta” ayuu yiri Mr Shuute.

Waxaa uu xsuay in xabsiga dhexe ee Xamar uu noqday xabsiga kali ah ee lagu soo xiro dhammaan dadka laga kala keeno gobolada dalka.

“Xabsigii dhexe ee Xamara ayaa xabsiga dhexe ee Soomaaliya isu badalay, xabsigii degmooyiinka Muqdisho na isu badalay xabsiyada gobolada la xoreeyay oo dhan wada ah”. ayuu yiri.

Hadalka Gudoomiyaha maxkamada ciidamada qalabka side ee Soomaaliya Xasan Cali Nuur (Shuute) ayaa ku soo beegmaya xilli maanta shaqaaqo ka dhacday xabsiga dhexe ee Xamar ay dad ku dhinteen.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 07 10 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Kulanka Golaha Shacabka oo kooram la’aan u baaqday

Kulankii maanta ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya...

Guddoomiyaha Doolow“Aniga kama qayb qaadanayo xasaradda Gedo”

Guddoomiyaha degmada Doolow lafey ayaa sheegay inuusan ka qayb...

Badmaax u dhashay Indonesia oo dalkooda ku laabtay

Afar badmaax oo u dhashay Indonesia ayaa maanta dib...

Itoobiya oo MW Xasan Sheekh ku eedeysay “khiyaano”

Wakaaladda Wararka Itoobiya ee ENA ayaa maqaal dheer oo...

Diyaar garowga Shirka 2-aad ee Guddiga Wadajirka Joogtada ah ee Dowladaha Soomaaliya iyo Uganda oo ka socda Muqdisho

Dowladda Soomaaliya ayaa Dardar gelinaysa Diyaargarowga Shirka 2-aad ee...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles