Monday, August 17, 2026

Taliyaha Booliiska oo shir-guddoomiyey kulan looga hadlayey xoojinta Amniga iyo la dagaalanka tahriibta

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa shir guddoomiyay kulanka Hoggaanada iyo qeybaha Booliiska oo Todobaadkan looga hadlay Xoojinta Amaanka ,la dagaalanka Tahriibka iyo ka hortagga falalka Amniga lidka ku ah .

Howlwadeenada Amaanka u xilsaaran ayuu Taliyuhu uga mahadceliyey dedaalada ay wadaan ,waxaana uu magacaabay guddi farsamo oo qiimeyn ku sameyn doona Amaanka Caasimadda si loo xoojiyo la dagaalanka AS oo markasta u taagan dhibaataynta shacabka.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 17 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

MW Xasan Sheekh oo maanta gaaray deegaanka Gelinsoor ee Gobolka Galgaduud

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira...

DF oo shaacisay khasaaraha ka dhashay dagaalkii Baydhabo

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in abaare 5:00 subaxnimo...

KGS oo ku dhawaaqday in gebi ahaanba la soo Afjaray Weerarkii Baydhabo

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in gebi ahaanba la...

Wasiirka Xasan Eeley oo khawaarij ku tilmaamay Ciidanka Lafta gareen ee weeraray Baydhabo

Wasiirka Xannaanada Xoolaha Soomaaliya, Xasan Xuseen Maxamed (Eeley), ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles