Wednesday, June 24, 2026

Xamaas oo sheegtay in wada-hadallada cusub ee Israa’iil ay billowdeen

Xamaas ayaa sheegtay in wada xaajoodayaasheeda ay fureen wareeg cusub oo wadahadal ah oo looga gol leeyahay in lagu soo afjaro dagaalka Gaza, saacado kadib markii Israa’iil ay qaadday weerar xooggan.

Taher al-Nounou, oo ah la taliyaha madaxa Xamaas, ayaa BBC u sheegay in wareeg cusub oo wada xaajood ah uu si rasmi ah uga bilaabmay magaalada Dooxa maanta. Ma jirin wax shuruud ah oo labada dhinac ka soo baxay, waxaana miiska wada-hadallada saarnaa dhammaan qodobbada.

Israel Katz, wasiirka difaaca Israa’iil, ayaa sheegay in wada xaajoodyada Xamaas ay dib ugu laabanayaan wadahadalada dadban ee Qadar si ay heshiis uga gaaraan la haystayaasha.

Katz ayaa ku tilmaamay tillaabadan “ka bixitaanki mawqifkii diidmada ee ay ilaa waqtigaas qaadanayeen”.

Xigasho:-BBC

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 23 06 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Iran iyo Cumaan oo soo saaray hadal wadajir ah oo ku saabsan marinka Hormuz

Iran iyo Cumaan ayaa bayaan ay si wadajir ah...

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo soo xirtay dhageysiga Kiiska Sacdiya Bajaaj iyo xukunka oo la sugayo

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta soo gabagabeysay dhageysiga dacwadda...

DFS oo war ka soo saartay colaada ka taagan Sool

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...

Al-Shabaab oo weerar ku qaadday Saldhigga ku yaala Mandera

Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday xero...

Soomaaliya oo soo dhoweysay Isfahamka u Dhexeeya Mareykanka iyo Iiraan

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u soo...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles