Wednesday, March 4, 2026

Taliyaha NISA iyo mas’uuliyiin kale oo gaaray degmada Moqokori ee G/Hiiraan

Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), C/llaahi Sanbaloolshe, Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda Gobolka Hiiraan iyo wasiirka arrimaha gudaha ee maamulka Hirshabelle Cabdi Daahir Guure-Karoore ayaa maanta gaaray degmada Moqokori ee Gobolkaasi.

Mas’uuliyiintan ayaa degmada Moqokori u tagay siddii ay u dhiirrigelin lahaayeen ciidamada Xoogga Dalka iyo Macaawiisleyda ee dagaalka kula jira Maleeshiyaadka Al-shabaab.

Taliyaha iyo Mas’uuliyiinta kale ayaa kulammo la qaatay saraakiisha ciidamada iyo maamulka deegaanka, waxaa ayna kala hadleen dardar gelinta dagaalanka ka dhanka ah Al-shabaab.

Socdaalkan ayaa kusoo aadaya iyadoo labadii maalmood ee la soo dhaafay dagaallo culus oo khasaare lagu gaarsiiyay Al-shabaab ay ka dhaceen duleedka deegaanka Mabaax iyo aagga degmada Aadan Yabaal ee xadka kala qeybiya gobolada Hiiraan iyo Shabeellada dhexe.

WARARKII KALE

RW Ku-xigeenka XFS oo Kulan Miro-Dhal ah Layeeshay Duqda Muqdisho

Raysal Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saalax...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 03 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxay ka wadahadleen Farmaajo iyo Safiirka Turkiga?

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa kulan...

Shiinaha oo war ka soo saaray markab kalluumeysi oo lagu afduubtay Puntland

Dowladda Shiinaha ayaa xaqiijisay in markab kalluumeysi oo laga...

Khilaaf Siyaasadeed oo Hareeyay Ansixinta Dastuurka

Khilaaf xooggan oo siyaasadeed ayaa ka taagan meelmarinta wax...

Puntland oo shir wadatashi ah la yeelatay xildhibaanada ku matala Federaalka

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa guddoomiyey shirka wadatashiga ah...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles