R/Wasaaraha Ingiriiska oo digniin u diray Israa’iil

Ka dib in ka badan muddo sanad iyo bar ah oo uu socday dagaalka Qasa, Ingiriiska ayaa u muuqda in ugu dambeyntii uu ka dhamaaday dulqaadkii uu u hayay Israa’iil.

Raysal wasaaraha Ingiriiska, Sir Keir Starmer iyo xoghayaha arrimaha dibadda, David Sir Keir, oo la hadlayay xildhibaanada dalkaas, ayaa labadooduba u hadalladooda ka muuqday xanaaq.

Raysal wasaare Keir Starmer ayaa sheegay, in heerka dhibaatada ka jirta Qasa gaar ahaan carruurta ay tahay “wax aan loo dulqaadan Karin”.

Waxaa uu sidoo kale ka hadlay go#aanka Israa’iil ee ah in ay ogolaato in yar oo gargaar ah gudaha Qasa, taas oo uu sheegay inaysan “gebi ahaanba ku filneyn”.

Ingiriiska ayaa ku biiray waddamada Faraansiiska iyo Canada, kuwaas oo wadajir u saxiixay bayaan xooggan oo lagu cambaareynayo tallaabada ay Israa’iil ku ballaarisay milatarigeeda.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamadda Sare oo laashay Natiijadii doorashada Galmudug iyo amartayna in dib loogu Celiyo

Maxkamadda Sare ee Federaalka ayaa maanta xukun ka soo...

Puntland oo digniin Culus ka soo saartay Lacagaha Madax-furashada ee Burcad-badeedda

Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray bixinta lacagaha...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo hor leh geyaay Baydhaba

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska...

Trump oo Fariin u diray Canada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Kanada ay...

R/Wasaaraha UK oo safarkiisii ugu horreeyey ee dibadda ah u baxaya

R.a’iisul Wasaaraha UK Andy Burnham ayaa Isniinta booqanaya Kyiv,...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles