Monday, September 1, 2025

Israaโ€™iil oo duqeymo ka wada Gaza

Duqeymo dhanka cirka ah ayaa Israaโ€™iil ka geysatay Qaza, iyada oo ku garaacday guriga dhakhtarad ay ku dishay sagaal ka mid ah 10 carruur ah oo ay dhashay, sida uu sheegay isbitaalka ay ka shaqeyso ee magaalada Khan Younis.

Isbitaalka Nasser ayaa sheegay in mid ka mid ah carruurta Dr Alaa al-Najjar iyo ninkeeda ay dhaawacmeen, balse ay badbaadeen.

Graeme Groom, oo ah dhakhtar qalliin oo Ingiriis ah oo ka shaqaynayey cisbitaalka kaas oo qaliin ku sameeyey wiilkeedii 11-jirka ahaa ee badbaaday, ayaa BBC-da u sheegtay in ay ahayd โ€œarxandarro aan loo dulqaadan karinโ€ in hooyadii, oo sannado badan daryeeleysay carruurnimadiisii ay ku waayi karto hal gantaal.

Milatariga Israaโ€™iil ayaa sheegay in diyaaradahoodu ay ku duqeeyeen โ€œtiro tuhmanayaal ahโ€ gudaha Khan Younis, Jimcihii iyo โ€œsheegashada la xiriirta waxyeelada loo geysto dadka rayidka ah ee aan lugta ku lahayn dib ayaa loo eegayaaโ€.

WARARKII KALE

Dhageeyso Warka Habeenimo ee Radiojowhar 31/08/2025

Dhageeyso Warka Habeenimo ee Radiojowhar Warka Waxa Akhrinaya Wariye...

Guddoomiye Muungaab oo 48-saac u qabtay inay ku dhammayso shirkada dhisaysa wadada Soobe ee Magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan...

Maxkamadda Ciidamada oo Xukun Dil ah ku Riday Ex Dable NISA Maxamed Buulle Muumin

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta...

Madasha Samatabixinta: โ€œDoorashada uu Xasan Sheekh ka wado Banaadir waa sharci darro halis lehโ€

Warsaxaafadeed ka soo baxay madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa waxaa...

DFS oo ku dhawaaqday in la dhameystiray dhismaha DG Waqooyi Bari

Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaarada arrimaha gudaha ee Xukuumadda...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles