Wasiirka Amniga Gudaha XFS wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray degmada Caabudwaaq

Wasiirka Amniga Gudaha XFS Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta gaaray degmada Caabudwaaq, ayaa kulamo hordhac ah la qaatay waxgaradka deegaanka oo uu hoggaaminayo Ugaas Maxamed Ugaas Axmed.

Wasiirka Amniga Gudaha, ayaa tilmaamay in uu deegaanka u yimid sidii loo sii xoojin lahaa nabadda iyo xasilloonida, isla markaana aysan dowladda federaalka Soomaaliya marnaba ogoleyn inay deegaanka ka dhacaan wax kasta oo dhaawacaya nabadda iyo xasiloonida bulshada.

Kulankaan waxaa Wasiir Fartaag ku wehliyey Xildhibaanno ka tirsan labada gole ee BFS, Agaasimayaal, siyaasiyiin iyo masuuliyiin ka tirsan dowlad goboleedka Galmudug oo uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug Cabdi Waayeel.

 

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 28 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

RW Xamsa oo Tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan kumaandooska Danab

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga...

DF oo sheegtay in ay gacanta si buuxda ugu hayso Baydhabo

Dowladda Soomaaliya ayaa war ka soo saartay dagaalkii ka...

Fiqi muxuu ka yiri dagaalka Baydhabo?

Dowladda federaalka Soomaaliya oo ka hadashay dagaalka Baydhabo, ayaa...

KGS oo ka hadashay dagaalka Baydhabo

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa sheegay in saaka magaalada...

Dagaal qaraar oo ka socda Baydhabo

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo, ayaa sheegay in halkaasi...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles