Friday, May 1, 2026

Trump oo ku dhawaaqay inuu soo rogi doono Canshuur dheeri ah

Madaxweyne Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in Mareykanka uu laba jibaari doono qiimaha hadda ee birta iyo aluminiumka la keeno dalkaasi oo ahayd 25% uuna gaarsiinayo ilaa 50%, laga bilaabo Arbacada.

Isaga oo ka hadlayay isku soo bax ka dhacay magaalada Pittsburgh ee gobolka Pennsylvania, Trump wuxa uu sheegay in tallaabadan ay gacan ka geysan doonto kor u qaadista warshadaha birta ee maxalliga ah iyo alaabah qaranka, iyada oo hoos u dhigi doonta ku tiirsanaanta Shiinaha.

Trump waxa kale oo uu sheegay in $14bn lagu maalgelin doono wax soo saarka birta ee aaggaas iyada oo ay iska kaashanayaan US Steel iyo Nippon Steel ee Japan. Faahfaahinta ku saabsan iskaashiga weli ma cadda, labada shirkadoodna weli ma xaqiijin heshiiska.

Ku dhawaaqista ayaa ah wajigii ugu dambeeyay ee Trump ee canshuuraha tan iyo markii uu xafiiska dib u soo galay bishii Janaayo

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 30 04 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Uganda oo ciidamo cusub u soo dirtay Soomaaliya

Dowladda Uganda ayaa si rasmi ah u shaacisay inay...

Dagaalka Iran oo la sheegay inay sabab u tahay soo laabashada burcad-badeeda xeebaha Soomaaliya

Warbixin uu daabacay Bloomberg ayaa iftiimisay in xiisadda iyo...

Amniga Baydhabo oo si weyn loo adkeeyay iyo xilli doorashooyin dhawaan la filayo

Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa wajahaysa xaalad...

Siyaasiyiinta Mucaaradka iyo odayaasha dhaqanka oo hal arrin ka wadahadlay

Siyaasiyiinta mucaaradka ee ku sugan Muqdisho ayaa kulan la...

Soomaaliya oo ka qeyb gashay shir ka dhacay Itoobiya

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Soomaaliya, Bashiir...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles