Monday, June 22, 2026

Madaxweynaha Hirshabelle oo gaaray degmada Cadalle ee G.sh.dhexe

Wafdiga Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta waxaa degmada Cadalle ee Gobalka Shabeellada Dhexe ku soo dhaweeyay maamulka iyo shacabka degamada.

Socdaalka waxaa Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ku wehlinayay xubno ka kala tirsan Golaha Wasiirrada, Barlamaanka, Guddoomiyaha Gobalka Shabeellada Dhexe iyo Saraakiisha Ciidamada qalabka sida.

“Wax walba oo horumar ah waxa ugu horeeyo in la ilaaliyo nabadda, dhawaan waxaa xariga laga jari doonaa garoonka degmada Cadalle.”

Ugu dambeyn Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ayaa ugu mahadceliyay Xildhibaanada deegaanka, maamulka iyo shacabka degmada Cadalle soo dhaweynta aan loo kala harin.

WARARKII KALE

Hogaamiyaha kooxda Xisbullah oo fariin adag u diray Israa’iil

Hogaamiyaha kooxda Xisbullah, Naim Qassem, ayaa ka jawaabay hadalladii...

Ciidamo Taabacsan Laftagareen oo xalay Weerar Ku qaaday Baydhabo

Ciidamo daacad u ah Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed,...

Iran oo hanjabaad u dirtay Israa’iil

Esmail Qaani, oo ah taliyaha Ciidanka Quds ee Ilaalada...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 21 06 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Roobka Muqdisho oo Hakad geliyay Ganacsiga iyo Gaadiidka

Roob saacado badan ka da’ayay magaalada Muqdisho ayaa hakad...

Guddoomiye Sacdiya oo ku Baaqday in si Deg deg ah loo soo afjaro Colaadda Hiiraan

Guddoomiyaha KMG ah ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles