Sunday, August 31, 2025

Israaโ€™iil oo weerar xooggan ku qaadday Suuriya

Milateriga Israaโ€™iil ayaa ku dhawaaqay in ay duqaymo la beegsadeen โ€œhubka taliska Suuriya ee koonfurta dalkaasiโ€, halka kooxda la socodka xuquuqul insaanka ee Suuriya ay sheegtay in duqeymahaasi ay ku soo beegmayaan iyadoo duqeymo xooggan ay ka dhaceen hawada Suuriya.

Kooxda la socodka xuquuqul insaanka ee Suuriya ayaa intaa ku daray in qaraxyo xooggan laga maqlay magaalada Quneitra iyo Darcaa ee koonfurta Suuriya taasoo ka dhalatay duqeymaha diyaaradaha Israaโ€™iil.

Waxay xustay in la bartilmaameedsaday guutada 175-aad ee u dhow magaalada Izra, agagaarka Tal al-Mal ee waqooyiga Daraca, iyo Tal al-Shaar oo u dhow Quneitra. Ilaa hadda ma jiro wax war ah oo ka soo baxay oo ku saabsan khasaaraha ka dhashay.

Kormeerayaasha ayaa intaa ku daray in duullaanka Israaโ€™iil uu jawaab u ahaa laba madfac oo laga soo riday Suuriya kuna sii jeeday Israaโ€™iil.

Xigasho:-BBC

WARARKII KALE

Dhageeyso Warka Habeenimo ee Radiojowhar 31/08/2025

Dhageeyso Warka Habeenimo ee Radiojowhar Warka Waxa Akhrinaya Wariye...

Guddoomiye Muungaab oo 48-saac u qabtay inay ku dhammayso shirkada dhisaysa wadada Soobe ee Magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan...

Maxkamadda Ciidamada oo Xukun Dil ah ku Riday Ex Dable NISA Maxamed Buulle Muumin

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta...

Madasha Samatabixinta: โ€œDoorashada uu Xasan Sheekh ka wado Banaadir waa sharci darro halis lehโ€

Warsaxaafadeed ka soo baxay madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa waxaa...

DFS oo ku dhawaaqday in la dhameystiray dhismaha DG Waqooyi Bari

Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaarada arrimaha gudaha ee Xukuumadda...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles