Thursday, August 20, 2026

AUSSOM oo ka hadashay diyaarad ku dhacday Garoonka Muqdisho

Shan ruux ayaa ku geeriyootay, halka saddex kale loola cararay Cisbitaal, ka dib marii diyaarad ay leeyihiin ciidanka Uganda ay ku burburtay xeyndaabka Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

War-saxaafadeed ka soo baxay Howlgalka AUSSOM ayaa lagu sheegay in ay wali socdaan howlaha Gurmadka.

Diyaaraddan ayaa kasoo duushay saldhigga milatari ee Baledogle, iyadoo u socotay garoonka Muqdisho.

Hawlgalka raadinta iyo samatabbixinta ayaa wali socda si loogu helo xubnaha kale ee diyaaradda saarnaa.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 19 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Gudoomay Safiiro Cusub

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo ka dooday Hindise Sharciyeedka Sharciga Iibka Qaranka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur...

Ciidan iyo Saraakiil Somaliland ka tirsanaa oo ku biiray Maamulka Waqooyi Bari

Ciidan iyo saraakiil hore uga tirsanaa Somaliland ayaa la...

Guddoomiye Jaamac oo digniin culus u diray xildhibaanada ka maqnaada fadhiyada BF

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed...

Koofur Galbeed oo soo bandhigtay maxaabiis lagu qabtay dagaalkii Baydhabo

Maamulka Koofur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo ku soo...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles