Monday, September 1, 2025

Wasiirka amniga Soomaaliya oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu Hogaaminayey Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee gobolka Baay.

Wasiirka Amniga Gudaha koofur Galbeed Xasan Cabdiqaadir Maxamed oo ay Wehliyaan Saraakiisha Hayโ€™addaha Amniga iyo Gudoomiyaha Maamulka Degmada Baydhabo ayaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baydhabo ku soo dhaweeyey.

Wafdiga Wasiirka Amniga oo ay qeyb ka ahaayeen Wasiir ku xigeenka Arimaha Dibadda Isaaq Maxamuud Mursal iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorshaynta Soomaaliya Maxamed Aadan Maxamed.

Socdaalka Wufuud ayaa ah in ay ka qeybgalaan Munaasabada Xarag jarka Xarunta Cusub ee Wasaaradda Amniga Koofur Galbeed ee Soomaaliya.

WARARKII KALE

Dhageeyso Warka Habeenimo ee Radiojowhar 31/08/2025

Dhageeyso Warka Habeenimo ee Radiojowhar Warka Waxa Akhrinaya Wariye...

Guddoomiye Muungaab oo 48-saac u qabtay inay ku dhammayso shirkada dhisaysa wadada Soobe ee Magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan...

Maxkamadda Ciidamada oo Xukun Dil ah ku Riday Ex Dable NISA Maxamed Buulle Muumin

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta...

Madasha Samatabixinta: โ€œDoorashada uu Xasan Sheekh ka wado Banaadir waa sharci darro halis lehโ€

Warsaxaafadeed ka soo baxay madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa waxaa...

DFS oo ku dhawaaqday in la dhameystiray dhismaha DG Waqooyi Bari

Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaarada arrimaha gudaha ee Xukuumadda...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles