Waqtiga la dooranayo Guddoonka Baarlaamka Maamulka WB oo la shaaciyay

Guddiga Doorashada Golaha Wakiillada Waqooyi Bari ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay jadwalka doorashada Guddoomiyaha iyo ku-xigeennadiisa, taas oo dhici doonta Agoosto 23, 2025.

Sida ku cad jadwalka, hawlaha doorashada ayaa u dhici doona sidan:-

Beri oo Arbaca ah ayey bilaabaneysaa Qabashada Codsiyada Musharraxiinta iyo Diiwaangelinta, waxeyna ku egtahay Jimcaha oo 22 bishu tahay.

Doorashada Guddoomiyaha Golaha Wakiillada iyo labadiisa kuxigeen waxey dhaceysaa 23 bisha oo Sabtida ah, isla maalintaad ayeyna musharrixiinta soo bandhiggi doonaan waxqabadkooda.

Guddigu waxey sidoo kale soo bandhigeen lacagaha laga doonayo misharrixiinta.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamadda Sare oo laashay Natiijadii doorashada Galmudug iyo amartayna in dib loogu Celiyo

Maxkamadda Sare ee Federaalka ayaa maanta xukun ka soo...

Puntland oo digniin Culus ka soo saartay Lacagaha Madax-furashada ee Burcad-badeedda

Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray bixinta lacagaha...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo hor leh geyaay Baydhaba

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska...

Trump oo Fariin u diray Canada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Kanada ay...

R/Wasaaraha UK oo safarkiisii ugu horreeyey ee dibadda ah u baxaya

R.a’iisul Wasaaraha UK Andy Burnham ayaa Isniinta booqanaya Kyiv,...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles