Maxkamada ciidamada Qalabka sida oo saaka dil toogasho ah ku fulisay xubno ka tirsanaa Al-shabaab

Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa saaka markale dil toogasho ah ku fulisay rag ka tirsanaa maleeshiyaadka Al-shabaab.

Toogashada ayaa waxaa lagu fuliyay Saleebaan Xuseen Nuur Cali, oo magac afgarasho u adeegsaday Cali & Siyaaf, iyo Cabdiqaadir Abuukar Axmed, oo isaguna magac afgarasho u adeegsan jiray Nasru-diin & Saabir.

Dhamaan labadan ayaana ka wada tirsanaa Al-shabaab waxaana ay Dilal iyo Qaraxyo horay uga gaysteen Caasimadda iyo Gobolada dalka.

Maalmo ka hor ayay aheyd markii xukun dil toogasho ah lagu fuliyay rag ka tirsanaa maleeshiyaadka Al-shabaab, kuwaasi oo horay dilal u geystay

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waxaa weli u xiran rag xukunsanayaal ah, kuwaas oo ka tirsan Al-Shabaab, iyada oo la filayo in dhawaan dil toogasho lagu fuliyo.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamadda Sare oo laashay Natiijadii doorashada Galmudug iyo amartayna in dib loogu Celiyo

Maxkamadda Sare ee Federaalka ayaa maanta xukun ka soo...

Puntland oo digniin Culus ka soo saartay Lacagaha Madax-furashada ee Burcad-badeedda

Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray bixinta lacagaha...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo hor leh geyaay Baydhaba

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska...

Trump oo Fariin u diray Canada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Kanada ay...

R/Wasaaraha UK oo safarkiisii ugu horreeyey ee dibadda ah u baxaya

R.a’iisul Wasaaraha UK Andy Burnham ayaa Isniinta booqanaya Kyiv,...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles