Trump oo sheegay in Ilhaan Cumar ay “xabsi geli karto”

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in Ilhaan Cumar, oo ka tirsan xisbiga Dimuqraadiga isla markaana si weyn u dhaliisha, ay “xabsi geli karto”,.

Hadalka madaxwaynaha ayaa imanaya xilli ay baaritaan lagu hayo dukumentiyadeeda socdaalka ee Mareykanka.

Bartamihii bishan ayay ahayd markii mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Mareykankaay baaritaan ku sameeyeen guriga xildhibaanadda matasha gobolka Minnesota Ilhan Cumar, taasoo qayb ka ah waxa lagu tilmaamay “baaritaan dambiyeed heer federaal ah”.

Waaxda Caddaaladda ayaa sheegtay in maxkamad ay ansixisay amarka lagu galay guriga. Nooca dambiga la baarayo weli si cad looma oga.

Ka dib markii gurigeeda la baaray, Ilhaan ayaa barta X (Twitter-kii hore) ku soo qortay: “Waan fiicanahay. Ha isku khaldina arrintan: waa isku day lagu beegsanayo cadowga siyaasadeed, iyadoo la adeegsanayo awoodda sharci fulinta ee federaalka”.

WARARKII KALE

Duqeymaha Mareykanka uu ka fuliyo Soomaaliya oo khasaare ka soo gaaray dad rayid ah

Warbixin Baaritaan ah oo ay baahisay telefishinka Al Jazeera...

Ammaanka Dhuusamareeb oo la adkeeyay iyo Galmudug isu diyaarinayso doorashada Madaxweynaha

Ammaanka magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa si...

Kiiska Dastuurka oo weji cusub yeeshay iyo Maxkamada sare oo jawaab ka sugeysa DF

Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa furtay gal-dacwadeed dastuuri ah...

Soomaaliya oo si adag uga hortimid khariidad uu Netanyahu soo bandhigay

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaaraysay khariidad...

Turkiga oo baarlamaanka u gudbiyay heshiiska difaaca wadajirka ah ee Makka

Dowladda Turkiga ayaa guddoomiyaha baarlamaanka dalkaas u gudbisay hindise...

Iran oo sheegtay inaysan Mareykanka la hadli doonin ilaa laga fuliyo shuruudaheeda

Iran ayaa taliyaha ciidamada Pakistan u sheegtay inaysan wada-hadallo...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles