Golaha wasiirada Jubbaland oo ka shiray amniga iyo Siyaasada dalka

Madaxweynaha  maamulka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Jubaland.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray qodobo muhiim ah oo ay kamid yihiin arrimaha amniga iyo xaaladda guud ee siyaasadda dalka.

Intii uu kulanku socday, Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ayaa soo bandhigtay warbixin ku saabsan mashaariicda biyo-gelinta, iskaashiga iyo horumarinta adeegyada biyaha iyo korontada Jubaland, iyadoo sidoo kale faahfaahin ka bixisay ololaha lagu daweynayo ceelasha biyaha.

Dhanka kale, Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ayaa Golaha horgeysay Xeerka Golaha Xirfadlayaasha Caafimaadka Jubaland, kaas oo ah tallaabo muhiim ah oo lagu horumarinayo nidaamka iyo xirfadlayaasha caafimaadka ee Jubaland.

WARARKII KALE

Maxkamadda Sare oo laashay Natiijadii doorashada Galmudug iyo amartayna in dib loogu Celiyo

Maxkamadda Sare ee Federaalka ayaa maanta xukun ka soo...

Puntland oo digniin Culus ka soo saartay Lacagaha Madax-furashada ee Burcad-badeedda

Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray bixinta lacagaha...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo hor leh geyaay Baydhaba

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska...

Trump oo Fariin u diray Canada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Kanada ay...

R/Wasaaraha UK oo safarkiisii ugu horreeyey ee dibadda ah u baxaya

R.a’iisul Wasaaraha UK Andy Burnham ayaa Isniinta booqanaya Kyiv,...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 23 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles