Tuesday, April 28, 2026

Maxkamada ciidamada oo saaka dil toogasho ku fulisay rag ka tirsanaa Al-shabaab

Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa saaka markale dil toogasho ah ku fulisay rag ka tirsanaa maleeshiyaadka Al-shabaab.

Toogashada ayaa waxaa lagu fuliyay C/raxmaan Maxamed Cabdullahi “Maaxi , Yoonis”iyo Ibraahim Aadan Maadeey,, kadib markii labadan maxkamada ciidamada xukuno ugu irday.

Raggan saaka la toogtay ayaa waxaa ay ka kala tirsanaayeen Qeybta Jabhadaha & dilalka Gaadmada ah ee Maleeshyaadka Al-shabaab.

Labadan waxay Muqdisho ka geeysteen dilal lagu beegsaday dad qiimo ku dhex lahaa Bulshadda.

Maalmo ka hor ayay aheyd markii xukun dil toogasho ah lagu fuliyay rag ka tirsanaa maleeshiyaadka Al-shabaab, kuwaasi oo horay dilal u geystay

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waxaa weli u xiran rag xukunsanayaal ah, kuwaas oo ka tirsan Al-Shabaab, iyada oo la filayo in dhawaan dil toogasho lagu fuliyo.

 

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 27 04 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Wafdi Sare oo ka socda Qaramada Midoobay oo Maanta soo gaaray Muqdisho

Magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu soo dhoweeyay wafdi sare...

Somaliland oo qabatay hub culus, kana digtay faragelin shisheeye

Maamulka Somaliland ayaa sheegay inay gacanta ku dhigteen hub...

Burcad-badeed Soomaali ah oo afduubtay markab calanka Panama

Koox burcad-badeed ah ayaa afduubtay markab nooca xamuulka ah...

Isra’iil oo weerar ka geystay Lubnaan

Wasaaradda caafimaadka ee Lubnaan ayaa sheegtay in duqeymo ay...

Wasiirka Arrimaha Dibada Iran oo la kulmaya Madaxweynaha Ruushka

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan, Cabbaas Caraqji, ayaa booqasho...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles