Golaha Amaanka ee QM oo walaac ka muujiyay Xiisada ka taagan bariga Dhexe

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ku baaqay dadaallo diblomaasiyadeed oo degdeg ah si looga fogaado isku dhac ballaaran oo ka dhaca bariga dhexe, kulan degdeg ah oo ay yeesheen saacado ka dib markii Mr Haniyeh la dilay.

Madaxa Qaramada Midoobay, Antonio Guterres, ayaa ku tilmaamay xaaladda taagan halis soo korortay. Safiirka Iran ee Qaramada Midoobay ayaa isnah ku tilmaamay fal argagaxiso. Shiinaha, Ruushka iyo Aljeeriya ayaa iyaguna cambaareeyay. Japan ayaa sheegtay in ay ka cabsi qabto in gobolka uu qarka u saaran yahay dagaal dhan walba ah.

Britain waxay ku boorisay xasillooni iyo is-xakameyn, iyadoo ku celisay baaq xabbad joojin degdeg ah oo laga sameeyo Qasa. Maraykanka ayaa ugu baaqay xubnaha Golaha Ammaanka ee saamaynta ku leh Iran “inay joojiyaan inay sii huriyana xaaladda qasan ee ka taagan bariga dhexe.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 09 10 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Itoobiya oo ku eedaysay Eritrea inay ku xadgudbtay madaxbannaanideeda

Itoobiya ayaa ku eedaysay dalka deriska la ah ee...

Jubbaland oo ku dhawaaqday in si nabad ah loo soo afjaray xiisaddii Beledxaawo

Madaxtooyada Jubbaland ayaa ku dhawaaqday in si nabad ah...

Weerar ku bilowday qaraxyo oo ka dhacay Hiiraan

Dagaal xooggan ayaa ka dhacay tuulada Xaanshi Gadafar oo...

Jubbaland oo la wareegtay amniga Beledxaawo

Sida ay sheegayaan wararka laga helayo Baladxaawo, ciidamada Jubbaland...

Trump oo weerar afka ah ku qaaday Soomaalida Minnesota

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa weerar afka ah ku...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles