Sunday, June 28, 2026

Abiy Ahmed oo maanta dhagax dhigi doono warshada bacriminta beeraha oo laga hirgaliyo gobolka Shabeel

R/wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa xalay u hoyday Jigjiga halkaasi oo uu ku joogo booqasho, Abiy ayaa ugu horeyn safar gaaban ku gaaray mashruuca dalxiiska Shabeelay oo ku yaala Degmada Shabeelay ee gobolka Faafan.

Waxaa kale oo uu xalay kormeeray mashruuca dib u habaynta wadooyinka Jigjiga.

Abiy ayaa sheegay in Jigjiga markii uu yimid uu ku arkay isbadal ka duwan markii horaanti sanadkan uu booqasho ku tagay halkaasi.

Mr abiy ayaa farta ku fiiqay in , gobolka Soomaalidu ay haystaan fursado cusub oo dalxiiska ah, Iyadoo mashruuca Gebeta Le Hager uu marayo heer gebageba ah.

Rai’sul wasaaraha Itoobiya ayaa lagu wadaa in uu maanta dhagax dhigi warshada bacriminta beerha oo laga hirgaliyo gobolka Shabeele ee oo ay ku baxayso lacag ku dhow 3-Bilyan oo dollar.

Abiy Axmed ayaa waxaa safarkiisa ku weheliya Ra’iisul Wasaare ku xigeen Temesgen Tiruneh iyo Aadan Faarax.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 27 06 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Xero ay leeyihiin kurdiyiinta Ciraaq oo la duqeeyay

Ilo dhanka ammaanka ah ayaa u sheegay wakaaladda wararka...

Nin Mareykanka ku eedeeyay Musuq-maasuq oo lagu qabtay Muqdisho

Hay’adaha ammaanka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay Cabdikariim...

DFS oo Sheegtay in Duqeymo lagu dilay  Xubno ka tirsanaa Al-Shabaab

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidanka Xoogga Dalka...

Booliska Soomaaliya oo Xoojiyay Howlgallada Ka Dhanka ah Faafinta Anshax-xumada

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa sare u qaaday howlgallada lagu...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 26 06 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles