Heshiis laga gaaray wajiga kowaad ee joojinta dagaalka Qaza

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in wejiga koowaad ee heshiiskii nabadeed ee Gaza la gaaray, taasoo la micno ah “Dhammaan la haystayaasha la sii dayn doonaa dhawaan”

Heshiiska ayaa waxa qeyb ka ah xabbad joojin, ka dibna la sii daayo dhammaan la haystayaasha Israa’iil si loogu beddelo maxaabiista Falastiiniyiinta, iyo in ciidammada Israa’iil laga saaro qaybo ka mid ah Gaza.

Isagoo la hadlayay Fox News, Mr Trump wuxuu sheegay in la haystayaasha la sii daaynayo Isniinta. Waxa uu xusay in Bariga Dhexe ay isu yimaadeen, Gazana dib loo dhisi doono, iyadoo dadka la daryeelayo.

“Aad ayaan ugu kalsoonahay in nabad laga islaaxin doono Bariga Dhexe.”

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 21 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Markab shidaal oo marayay Hormuz ayaa la weeraray

Ururka arrimaha badaha ee UK ee loo ayqaan UKMTO...

Fiqi oo la kulmay wafdi ka socda saraakiil Turkiga ah

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa...

Puntland oo qabatay gaadiid iyo ciidan ka tirsan DF oo galay waqooyiga Gaalkacyo

Maamulka Puntland ayaa saaka kantaroolka waqooyi ee magaalada Gaalkacyo...

KGS oo mamnuucay soo gelinta iyo ka ganacsiga qaadka sharci-darrada ah ee Baydhabo

Maamulka Koofur Galbeed ayaa soo saaray go’aan lagu mamnuucayo...

Maamulka Puntland oo bilaabay laba howlgal oo ka socda buuraha Calmadow iyo xeebaha

Maamulka Puntland ayaa bilaabay laba howlgal oo dhinacyada dhulka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles