Qarax ay dad ku dhinteen oo ka dhacay Beledweyne

Ugu yaraan seddex qof oo rayid ah ayaa ku dhintay, seddex kalena way ku dhaawcmeen kaddib markii uu qarax ka dhacay suuq ku yaala xaafadda Buundaweyn ee magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Dad goobjoog ah ayaa sheegay in qaraxa uu ahaa nooca dhulka lagu aaso, waxana uu dhacay xili dad badan ay joogeen suuqa.

Sida uu sheegay guddoomiyaha degmada Beledweyne Cumar Cismaan Calasow, wuxuu qaraxu ka dhacay meel ah makhaayad.

Wuxuu eedda dusha ka saaray ururka Al Shabaab, waxayna wararku sheegayaan in aysan jirin cid loo soo qabtay.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamadda Sare oo laashay Natiijadii doorashada Galmudug iyo amartayna in dib loogu Celiyo

Maxkamadda Sare ee Federaalka ayaa maanta xukun ka soo...

Puntland oo digniin Culus ka soo saartay Lacagaha Madax-furashada ee Burcad-badeedda

Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray bixinta lacagaha...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo hor leh geyaay Baydhaba

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska...

Trump oo Fariin u diray Canada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Kanada ay...

R/Wasaaraha UK oo safarkiisii ugu horreeyey ee dibadda ah u baxaya

R.a’iisul Wasaaraha UK Andy Burnham ayaa Isniinta booqanaya Kyiv,...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles