Trump oo ugu baaqay Zelensky Putin inay soo afjaraan dagaalka Ukraine

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ka codsaday Ukraine inay heshiis la gaarto Ruushka, ayna taasi hoos u dhigtay rajadii Kyiv ee ahayd in la siiyo gantaalada masaafada dheer jara ee Tomahawk, kuwaas oo awood u leh inay gaaraan gudaha shishe ee Ruushka.

Ka dib kulankii ay wada qaateen Zelensky ayaa madaxwene Trump ka sheegay in Ukraine iyo Ruuska ay tahay in haddaba ay joojiyaan dagaalka ka socda goobaha lagu hardamayo, ayna soo afjaaan dagaalka muddada socda.

Zelensky ayaa sheegay in la isku soo hadal qaaday kulanka gantaalada masaafada dheer jara laakiinse aan wax bayaan ah uusan ka soo bixin sababtuna ay tahay Maraykanku dagaal rabin.

Wadahadallada Zelensky iyo Trump ayaa ku soo beegmay ka dib wadahadalkii Khadka taleefoon ee uu Trump la yeeshay Putin ee ay isku waafaqeen inay sida ugu dhakhsiiyaha badan ay ugu kulmaan Hungary.

WARARKII KALE

Maxkamadda Sare oo laashay Natiijadii doorashada Galmudug iyo amartayna in dib loogu Celiyo

Maxkamadda Sare ee Federaalka ayaa maanta xukun ka soo...

Puntland oo digniin Culus ka soo saartay Lacagaha Madax-furashada ee Burcad-badeedda

Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray bixinta lacagaha...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo hor leh geyaay Baydhaba

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska...

Trump oo Fariin u diray Canada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Kanada ay...

R/Wasaaraha UK oo safarkiisii ugu horreeyey ee dibadda ah u baxaya

R.a’iisul Wasaaraha UK Andy Burnham ayaa Isniinta booqanaya Kyiv,...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 23 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles