Tuesday, April 14, 2026

Trump oo wacad ku maray inuu cirib tiri doono Xamaas

Israa’iil ayaa ku dhawaaqday in ay heshay haystayaal dheeraad ah oo ku sugnaa Qaza, taasoo qayb ka ahayd heshiis xabbad-joojin ah oo ay la gashay Xamaas.

Xafiiska raysal wasaaraha ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay, in “Laanqeyrta Cas ay ku wareejisay naxashka meydka la la’yahay ciidamada militariga Israel iyo Shin Bet oo ah adeegga amniga gudaha ee marinka Gaza.

Ciidanka iyo Shin Bet ayaa markii dambe xaqiijiyay in meydka lagu celiyay Israa’iil loona diri doono machadka qaranka ee si baaro loona aqoonsado.

Dhanka kale, madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in uu Xamaas cirib tiri doono hadii ay “jebiyaan heshiiska” marinka Qaza.

Trump ayaa wariyaasha u sheegay inay “heshiis la galeen galeen Xamaas, hadii ay fulin waayaanna, ay baa’bin doonaan”.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 14 04 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Qatar oo beenisay inay Iran kala hadashay inay lacag ku bixiso joojinta weeraradeeda

Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Qatar, Majid Al-Ansari, ayaa...

Madaxweyne hore Farmaajo oo sheegay in dalku marxalad halis ah wajahayo

Madaxweynihii hore ee dalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa...

Netanyahu oo ka hadlay Marinka Hormuz ee xayiraaddu saarantahay

Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in Israa'iil ay taageeri doonto...

Madaxweyne Cirro oo sheegay in dalal kale ay aqoonsan-doonaan Somaliland

Madaxweynaha Somaliland ayaa sheegay in Israa’iil ay tahay dowladdii...

Muddo xileedka BFS oo maanta ku eg iyo mucaaradka oo abaabul bilaabaya

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee 11-aad ayaa maanta si rasmi...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles