Afar qof oo lagu dilay dibedbaxyada Cameroon

Ugu yaraan afar qof ayaa lagu dilay mudaaharaadyo ka dhacay caasimadda dhaqaalaha ee dalka Cameroon ee Douala, sida ay masuuliyiintu sheegeen, ka hor inta aan si rasmi ah loogu dhawaaqin natiijada doorashada madaxtinimada ee sida weyn loogu tartamayo.

Barasabka gobolka, Samuel Dieudonné Diboua, ayaa sheegay in fariisimaha booliiska la soo weeraray, ciidamada ammaankana ay iska difaaceen.,

Boqolaal ka mid ah taageerayaasha musharraxa madaxtinimada ee mucaaradka, Issa Tchiroma Bakary, ayaa ka hor yimid mamnuucidda dibad-baxyo lagu qabto magaalooyin dhowr ah, iyadoo ay isku dhaceen ciidamada ammaanka.

Tchiroma Bakary, ayaa ku adkeystay inuu ku guuleystay doorashadii madaxtinimo ee dhacday 12kii Oktoobar, isagoo la tartameyay madaxweynaha xilka haya Paul Biya oo 43 jir ah. Xisbiga talada haya ee CPDM ayaa diiday sheegashadaas.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamadda Sare oo laashay Natiijadii doorashada Galmudug iyo amartayna in dib loogu Celiyo

Maxkamadda Sare ee Federaalka ayaa maanta xukun ka soo...

Puntland oo digniin Culus ka soo saartay Lacagaha Madax-furashada ee Burcad-badeedda

Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray bixinta lacagaha...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo hor leh geyaay Baydhaba

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska...

Trump oo Fariin u diray Canada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Kanada ay...

R/Wasaaraha UK oo safarkiisii ugu horreeyey ee dibadda ah u baxaya

R.a’iisul Wasaaraha UK Andy Burnham ayaa Isniinta booqanaya Kyiv,...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles