Tirada dadka ku dhintay duqaymihii u dambeeyay ee Qaza oo kor u dhaafay 104

Dhimashada duqaymaha Israa’iil ayaa sii kordhaya iyada oo haatan ay gaartay tirada ku naf weyday duqaymahaasi 104, sida ay sheegtay wasaarada caafimaadka ee ay maamusho Xamaas.

Milatariga Israa’iil ayaa sheegay inay beegsadeen ‘’bartilmaameedyo argagixiso iyo argagixiso badan’’ ayna jawaab u ahayd sida ay sheegeen jabinta Xamaas ee xabbad joojinta.

Wasiirka difaaca Israa’iil ayaa ku eedeeyay Xamaas weerarka Qaza ee lagu dilay askari Israa’iili ah iyo jabinta heshiiskii xabbad joojinta ee ay gar wadeenka ka ahayd Maraykanka oo ay Xamaas ku xad gudubtay.

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa dhankiisa sheegay in ‘’waxba’’ aysan khatar galin doonin xabbad-joojinta, Israa’iilna ay tahay in ay ka jawaabto marka askarteeda la beegsado’’

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamadda Sare oo laashay Natiijadii doorashada Galmudug iyo amartayna in dib loogu Celiyo

Maxkamadda Sare ee Federaalka ayaa maanta xukun ka soo...

Puntland oo digniin Culus ka soo saartay Lacagaha Madax-furashada ee Burcad-badeedda

Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray bixinta lacagaha...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo hor leh geyaay Baydhaba

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska...

Trump oo Fariin u diray Canada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Kanada ay...

R/Wasaaraha UK oo safarkiisii ugu horreeyey ee dibadda ah u baxaya

R.a’iisul Wasaaraha UK Andy Burnham ayaa Isniinta booqanaya Kyiv,...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles