Maleeshiyaadka RSF oo lagu eedeeyey dilka dad cisbitaal ku sugnaa

Maleeshiyaadka Rapid Support Forces (RSF) ayaa lagu soo warramay inay boqolaal rayid ah ku dileen isbitaalka weyn ee El-Fasher, maalmo un kadib markii ay qabsadeen magaaladaas, sida uu sheegay madaxa hay’adda caafimaadka adduunka ee Qaramada Midoobay.

Tedros Adhanom Ghebreyesus ayaa sheegay in hay’adda caafimaadka ee QM ay “ka argagaxday oo aad uga naxday” wararka sheegaya in 460 qof lagu dilay isbitaalka.

Ka hor intaanuu hadlin Tedros, Shabakadda Dhakhaatiirta Suudaan ayaa sheegtay in ciidamada RSF ay “si naxariis darro ah u dileen qof kasta oo ay gudaha isbitaalka Sucuudiga ka heleen — bukaan, eheladooda, iyo cid kasta oo goobta joogtay.”

Ma aysan bixin tiro dhimasho rasmi ah, balse waxay ku sheegeen in xarumaha caafimaadka ee magaalada ay “u beddeleen meel lagu gowraco dadka.”

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamadda Sare oo laashay Natiijadii doorashada Galmudug iyo amartayna in dib loogu Celiyo

Maxkamadda Sare ee Federaalka ayaa maanta xukun ka soo...

Puntland oo digniin Culus ka soo saartay Lacagaha Madax-furashada ee Burcad-badeedda

Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray bixinta lacagaha...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo hor leh geyaay Baydhaba

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska...

Trump oo Fariin u diray Canada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Kanada ay...

R/Wasaaraha UK oo safarkiisii ugu horreeyey ee dibadda ah u baxaya

R.a’iisul Wasaaraha UK Andy Burnham ayaa Isniinta booqanaya Kyiv,...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles