Madaxweynaha Lubnaan oo amar siiyay ciidamada inay iska difaacaan Israa’iil

Madaxweynaha Lubnaan Joseph Aoun ayaa amray ciidanka qalabka sida inay iska difaacaan haddii Israa’iil ay samayso duullaan cusub ay ku soo qaado Koonfurta dalkaasi.

Hadalka madaxweynaha ayaa yimid ka dib markii warbaahinta dowladda Lubnaan ay sheegtay in ciidankaIsraa’iil ay galeen magaalada xadka ku taala ee Blida, ayna rasaas ku fureen xarunta degmada iyaga oo halkaasi ku dilay shaqaale dowlada hoose.

Dad deegaanka ayaa sheegay ciidamada Israa’iil ay sidoo kale qarxiyeen dhismo diimeed ku yaala tuulo u dhow aaggaasi.

Ciidamada Israa’iil ayaa sheegay in xarunta degmada ay adeegsanayeen Xisbullaah, balse ma aysan soo bandhigin wax caddeyn ah.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 23 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxaa ka soo baxay Wadahadallada u dhexeeyey Guddoomiye Jaamac iyo Xildhibaanno Mucaaradka

Waxaa soo gabagaboobay wadahadallo u dhexeeyey Guddoomiyaha Golaha Shacabka...

Sheekh Shariif oo Cambaareeyay Howlgalka Yaaqshiid“Boqolaal qoys ayaa la Barakiciyay”

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa...

Maxay ka wadahadleen Fiqi iyo Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta...

Aadan Madoobe oo weerarkii Baydhabo kadib kulan la qaatay saraakiisha ciidamada

Hoggaamiyaha Koofur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa...

Kheyre oo si u weeraray Xasan Sheekh Kadib dhacdadii Yaaqshiid

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles