Friday, April 3, 2026

Pakistan ciidamo ma u diri doontaa Qaza

Pakistan ciidan ma u diri doontaa Gaza? Afhayeenka ciidamada Pakistan Axmed Shariif oo arrintan wax laga weydiiyay ayaa ku jawaabay in arrintan ay ku xirantahay dowladda gaar ahaan qaabkii ciidamadaas loo diri lahaa.

Waxaa xusid mudan in ay socoto dood xaga warbaahinta oo la xirriirta in Pakistan ay ciidamo u diri doonto Gaza, taas oo qeyb ka ah heshiiska nabadda iyo in kale

Qorshaha nabadeed ee 20-ka qodob ee madaxweynaha Mareykanka Trump wuxuu ugu baaqayaa wadamada Carabta iyo saaxiibada caalamiga ah inay soo saaraan ciidamo lagu xasiliyo Gaza kuwaas oo “tababari doona oo taageeri doona booliiska Falastiiniyiinta ee Gaza, iyagoo la tashanaya Jordan iyo Masar, kuwaas oo khibrad weyn u leh arrintan”.

WARARKII KALE

Mahad Salaad oo la kulmay madaxda hay’adaha CIA iyo FBI

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA),...

Taliya ciidamada xoogga oo sheegay inuu bilaaban doono howlgal culus

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Gen. Ibraahim Maxamed Maxamuud oo...

Guddoomiye Shuute oo Fariin adag u diray Ciidamada

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Xasan Cali Nuur Shuute...

Xubno ka tirsanaa Al-shabaab oo lagu dilay Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo wada hawlgalo lagu baacsanayo...

Iran oo si adag ugu hadashay Trump

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan, Cabbas Araghchi ayaa sheegay...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 02 04 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles