Tuesday, July 28, 2026

Cabdinaasir Saxansaxo oo loo magacaabay Afhayeenka Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Cabdinaasir Axmed Bashiir (Saxansaxo) u magacaabay Agaasimaha Waaxda Warfaafinta ahna Afhayeenka Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha laga bilaabo maanta.

Cabdinaasir Saxansaxo waxa uu beddelayaa Farxaan Maxamed Jimcaalle oo xilkaasi horey u haayey ka hor inta uusan ka mid noqon Guddigga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ).

Cabdinaasir Saxansaxo ayaa leh waaya aragnimo saxaafdeed isagoo horey ugasoo shaqeeyay laanta Afsoomaaliga ee BBC.

WARARKII KALE

Dowladda Soomaaliya oo si adag u Cambaareysay Weerarradii lagu Beegsaday Sacuudiga

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay weerarradii...

Puntland oo sheegtay in ay qabatay agab ciidan oo ka yimid dhanka Galmudug

Maamulka Puntland ayaa sheegay in ciidamada ammaanka ay magaalada...

Wasiir Cali Xoosh oo si adag uga Jawaabay Mucaaradka: “Dib Looguma Noqonayo Marxaladihii Ku-meelgaarka”

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya, Cali Yuusuf...

Wafdi ka socda DF oo qeyb galaya Shirka Golaha Fulinta Midowga Afrika

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga...

Ciidanka Xoogga  oo Dib ula Wareegay Deegaanka Sumadaale ee G/Sh/Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan dib ugula...

Trump oo sheegay in wadahadallada dagaalka Iiraan ay socdaan xilli ay hakad ku jiraan duqeymaha

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in “wadaxaajoodyo saaxiibtinnimo...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles