Afghanistan oo ku eedeysay Pakistan madaafiic ay soo rideen ciidamada ay ku dhinteen 12 qof

Maamulka Daalibaan ee dalka Afghanistan ayaa sheegay ugu yaraan 12 rayid ah ay ku geeriyoodeen, kuwo kalana ay ku dhaawacmeen madaafiic ay soo rideen ciidamada Pakistan, horaantii maanta oo Arbaca ah.

Labada dhinac ayaa midba midka kale uu ku eedeeyay in bilbaabay colaadii u dambaysay ee ka qaraxday xadka Spin Boldak ee Koonfur Bari Afghanistan iyo Chaman oo dhacda Pakistan.

Wariye ka tirsan BBC oo kasoo warbixiyay marinka xadka Torkham ayaa sheegay gaadiid sida badeecado ay ku xanibmeen dhinaca Pakistan.

Kabul ayaa ku eedeysay Islamabad qaraxyo ay la beegsatay dhulkeeda, halka Islamabad ay ku dhaleeceysay inay gabbaad siinayso xagjiriin beegsada ciidamada ammaanka Pakistan.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 15 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

IGAD oo maanta Jabuuti ka furaysa shir looga hadlayo nabadda iyo amniga Geeska Afrika

Shir aan caadi ahayn oo ay yeelanayaan Golaha Wasiirrada...

Trump oo Danjirayaal Cusub u Magacaabay Soomaaliya, Jabuuti iyo Sacuudiga 

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa 14-kii Sebtembar 2026 u...

Cirro oo DF ku eedeeyay in ay dadka Kala qeybisay iyo arrimo xasaasi ah uu ka hadlay

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ayaa sheegay in...

Duqeyn culus oo xalay ka dhacday duleedka Baydhabo

Duqeyn culus ayaa xalay ka dhacday deegaanka Ceel-Muud, oo...

Meleeshiyaad hubeysan oo dad rayid ah laayay iyo faahfaahin ka soo baxaysa

Ugu yaraan 15 qof ayaa lagu dilay weerarro ay...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles