(AKHRISO) Magacyada Xildhibaanada Soomaaliya ku matali doono Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika.

Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta fadhi wadajir ah yeeshay , ayaa doortay Xildhibaannada Soomaaliya ku matali doona Baarlamaanka Urur Goboleedka Bulshada Bariga Afrika (EALA).

Waa kuwan xubnaha la doortay ee Soomaaliya ku metali doona baarlamaanka bulshada bariga Afrika.

  1. Abuukar Cabdi Cusmaan
  2. Xuseen Xasan Cabdi
  3. Sahra Cali Xasan
  4. Ilhaan Cali Gasar
  5. Fatima Cabdullaahi Maxamuud
  6. Cabdisalaan Hadliye Cumar
  7. Cabdiraxmaan Bashiir Shariif
  8. Faysal Cabdi Roobke
  9. Fahma Axmed Nuur.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamadda Sare oo laashay Natiijadii doorashada Galmudug iyo amartayna in dib loogu Celiyo

Maxkamadda Sare ee Federaalka ayaa maanta xukun ka soo...

Puntland oo digniin Culus ka soo saartay Lacagaha Madax-furashada ee Burcad-badeedda

Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray bixinta lacagaha...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo hor leh geyaay Baydhaba

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska...

Trump oo Fariin u diray Canada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Kanada ay...

R/Wasaaraha UK oo safarkiisii ugu horreeyey ee dibadda ah u baxaya

R.a’iisul Wasaaraha UK Andy Burnham ayaa Isniinta booqanaya Kyiv,...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles