Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Raila Odinga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyay geerida Ra’iisul Wasaarihii hore ee Kenya Raila Omolo Odinga.

Madaxweynaha ayaa boggiisa X ku yiri “Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Kenya William Ruto iyo shacabka dalkaasi, kadib geerida Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalkaasi Raila Odinga oo ahaa hoggaamiye sare oo ku sifeysnaa dimoqraaddiyad, cadaalad iyo adeeg bulsho.

Soomaaliya waxay garab taagan tahay shacabka Kenya.

Raila Omolo Odinga ayaa ku geeriyooday dalka Hindiya kadib markii uu lasoo gudboonaaday xanuun xagga wadnaha ah.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamadda Sare oo laashay Natiijadii doorashada Galmudug iyo amartayna in dib loogu Celiyo

Maxkamadda Sare ee Federaalka ayaa maanta xukun ka soo...

Puntland oo digniin Culus ka soo saartay Lacagaha Madax-furashada ee Burcad-badeedda

Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray bixinta lacagaha...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo hor leh geyaay Baydhaba

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska...

Trump oo Fariin u diray Canada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Kanada ay...

R/Wasaaraha UK oo safarkiisii ugu horreeyey ee dibadda ah u baxaya

R.a’iisul Wasaaraha UK Andy Burnham ayaa Isniinta booqanaya Kyiv,...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles