Wednesday, March 4, 2026

Amar adag oo la soo saaray amniga Laascaanood xili uu ku wajahan RW Xamsa

Maamulka SSC Khaatumo ayaa soo saaray amarro lagu xoojinayo amniga magaalada Laascaanood oo la filayo inuu beri ka dego wafdiga Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Khaatumo ayaa dadka magaalada ku amartay inaaan wax Hub ah lala mari karin magaalada dhexdeeda, sida Tiknikada, hubka fudud, Toorayaha IWM, marka laga reebo Ciidamada Ammaanka sugaya.

Sidoo kale waxaa amar lagu bixiyay in laga bilaabo 3:00 Galabnimo ee maanta laga mamnuucay laamiga wayn ee wadnaha (Faras-magaalaha) inay maraan bajaajyadu sababo la xiriira jaamka oo batay.

WARARKII KALE

RW Ku-xigeenka XFS oo Kulan Miro-Dhal ah Layeeshay Duqda Muqdisho

Raysal Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saalax...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 03 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxay ka wadahadleen Farmaajo iyo Safiirka Turkiga?

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa kulan...

Shiinaha oo war ka soo saaray markab kalluumeysi oo lagu afduubtay Puntland

Dowladda Shiinaha ayaa xaqiijisay in markab kalluumeysi oo laga...

Khilaaf Siyaasadeed oo Hareeyay Ansixinta Dastuurka

Khilaaf xooggan oo siyaasadeed ayaa ka taagan meelmarinta wax...

Puntland oo shir wadatashi ah la yeelatay xildhibaanada ku matala Federaalka

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa guddoomiyey shirka wadatashiga ah...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles