Tuesday, March 3, 2026

Askartii dishay Abaanduulihii Ururka 83-aad ee Xoogga dalka oo dil lagu fuliyay

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa saaka xukun dil ah ku fulisay laba askari oo hore uga tirsanaa Guutada 14-ka Oktoobar  Ex Alifle Maxamed Xuseen Buulle iyo Ex Dable Aadan Isaaq Yarow (Salaad Koofi)  kuwaas oo hore loogu helay dambiga dilka.

Labadan askari ayaa lagu eedeeyay in ay u adeegayeen Al-shabaab, iyagoo miino qarax ah ugu dhajiyay sariirta Allaha u naxariistee Abaanduulihii Ururka 83-aad ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Ex Dhamme Ceydiid Maxamed Cali, taas oo sababtay geeridiisa.

Xukunka ayaa maanta lagu fuliyay iyadoo ay goobjoog ka ahaayeen saraakiil iyo mas’uuliyiin ka tirsan Maxkamadda Ciidamada.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 02 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo wadahadal la yeeshay Amiirka Qatar iyo Boqorka Urdun

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhanka...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay James Swan

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya  Sheekh Aadan Maxamed...

Howlgal ka dhacay G/Sh/Hoose oo lagu dilay horjoogayaal ka tirsanaa Al-shabaab

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Ciidanka Midowga Afrika...

Dagaalka Bariga Dhexe oo sii xoogeystay maalintii 3-aad

Dagaalka u dhexeeya United States, Israel iyo Iran ayaa...

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo cambaareeyay go’aankii lagu celiyay xildhibaanno u safrayay

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si adag u cambaareeyay go’aankii...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles