Sunday, April 12, 2026

Booliska oo faah-faahin ka bixiyay dilkii Gaalkacyo loogu gaystay gabadh yar

Saacadihii la soo dhaafay waxaa magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ka taagnaa xaalad ku saabsan gabadh yar oo la sheegay in la dilay habeen hore taasoo ay ka caroodeen bulshada ku nool magaalada gaarahaan dhanka maamulka Puntland.

Gabadha yar ee la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Saabiriin Saleebaan Cabdulle , waxaana la sheegay in si arxan darro ah loo jir dilay.

Taliyaha howlgelinta booliska gobolka Mudug Kabtan Carab Dhuubane oo faah-faahin ka bixinayay dhacdadaan ayaa sheegay in dhacdadaan loo qabtay laba qof isla markaana qof ka mid ah uu qirtay dambiga loo haysto ee ah dilka gabadha yar.

Taliyaha ayaa intaas ku daray in cadaaladda la mar-siin doono tuhmanayaasha haddii dembiga lagu helo.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 11 04 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

DFS oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Soomaaliya ayaa...

Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista

RW hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa...

Geelle oo mar 6-aad loo doortay Madaxweynaha Jabuuti

Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa mar kale loo doortay madaxweynaha...

Uganda oo weerar afka ah ku qaaday Turkiga, kuna faanay doorkii Uganda ee dagaalladii Muqdisho

Taliyaha Ciidamada dalka Uganda, ahna wiilka Madaxweynaha Yoweri Museveni,...

Ciidamada Amniga oo qaraxyo ku qabtay Muqdisho

Ciidamada ammaanka ee magaalada Muqdisho ayaa ku guuleystay inay...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles