Booliska Soomaaliya oo shaaciyay tirada ku geeriyootay qaraxii ka dhacay xeebta liido

Dowlada Soomaaliya ayaa faah-faahin cusub ka bixisay qaraxii xalay ka dhacay xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.Af-hayeenka Booliska Soomaaliyeed oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay,in khasaare baaxad leh ka dhashay weerarkaay soo qaadeen dagaalamayaasha Al Shabaab.

Cabdifataax Xasan Aadan Af-hayeenka Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay  in ka badan 30 qof ku geeriyoodeen qaraxa ka dhacay xalay,Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho,sidoo kale dhaawaca ayuu ku sheegay in ay kor u dhaafeen in ka abdan 60 qof.

Dhiilo,culus ayaa ka taagan caasimada dalka ee Muqisho, Cali Muuse iyo Maxamed Muuse waa labo wiil oo walaalo ah.Weerarkan ayaa noqonaaya,mid kamida kuwa ugu khaasaraha badan ee ka dhacay magaalada Muqdisho ee ay Al Shabaab,ku beegsadeen goobo dadwayne.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 04 10 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maraykanka oo war ka soo saaray colaadda Tigraay ee Itoobiya

 Wasaaradda arrimaha dibadda ee Maraykanka ayaa ugu baaqday dhammaan...

Al-Burhaan oo gaaray Al-Calamayn, kana qeybgalaya shir madaxeedka

Hoggaamiyaha Golaha Madaxbannaanida KMG ah ee Suudaan, Taliyaha Guud...

DFS oo dhammaystirtay dhismaha Qaybta 26-aad ee Ciidanka Xoogga

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhammaystirtay dib-u-abaabulka Qaybta 26-aad ee...

Soomaaliya oo sheegtay inaysan Itoobiya ka helin wargelin ku saabsan bixitaanka ciidankeeda

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inaysan Itoobiya ka helin wax...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles