Cali Balcad oo ka hadlay xayiraadda fiisaha Midowga Yurub: “Arrintu kuma xirna eVisa-da Soomaaliya”

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in doodaha lagu xiriirinayo xayiraadda fiisaha ee Midowga Yurub iyo nidaamka eVisa-da Soomaaliya ay yihiin kuwo marin-habaabin ah oo aan sax ahayn.

Cali Balcad ayaa sheegay in tallaabada Midowga Yurub aysan ahayn qiimeyn ku saabsan hab-maamulka dowladda Soomaaliya, balse ay tahay arrin la xiriirta socdaalka iyo iskaashiga dib-u-celinta dadka si aan sharci ahayn u jooga dalalka Yurub.

Wuxuu xusay in Soomaaliya aysan ahayn dalka kaliya ee wajahaya tallaabooyin noocan ah, isagoo tilmaamay in dalal kale oo ay ka mid yihiin Itoobiya, Ciraaq, Bangladesh, Gambia iyo Senegal ay sidoo kale la kulmeen ama lala xiriiriyay tallaabooyin la mid ah.
Wasiiru-dowlaha ayaa difaacay nidaamka eVisa-da Soomaaliya, isaga oo sheegay in loo sameeyay casriyeynta, fududeynta iyo sugidda habraacyada gelitaanka dalka, islamarkaana uusan ahayn nidaam lagu go’doominayo SooWasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in doodaha lagu xiriirinayo xayiraadda fiisaha ee Midowga Yurub iyo nidaamka eVisa-da Soomaaliya ay yihiin kuwo marin-habaabin ah oo aan sax ahayn.

Cali Balcad ayaa sheegay in tallaabada Midowga Yurub aysan ahayn qiimeyn ku saabsan hab-maamulka dowladda Soomaaliya, balse ay tahay arrin la xiriirta socdaalka iyo iskaashiga dib-u-celinta dadka si aan sharci ahayn u jooga dalalka Yurub.

Wuxuu xusay in Soomaaliya aysan ahayn dalka kaliya ee wajahaya tallaabooyin noocan ah, isagoo tilmaamay in dalal kale oo ay ka mid yihiin Itoobiya, Ciraaq, Bangladesh, Gambia iyo Senegal ay sidoo kale la kulmeen ama lala xiriiriyay tallaabooyin la mid ah.
Wasiiru-dowlaha ayaa difaacay nidaamka eVisa-da Soomaaliya, isaga oo sheegay in loo sameeyay casriyeynta, fududeynta iyo sugidda habraacyada gelitaanka dalka, islamarkaana uusan ahayn nidaam lagu go’doominayo Soomaaliya.
Cali Balcad ayaa ugu dambeyn ugu baaqay in caqabadaha dalka si masuuliyad leh loo wajaho, lana xoojiyo hay’adaha, nidaamyada dowladda iyo xiriirka Soomaaliya ay la leedahay beesha caalamka.maaliya.
Cali Balcad ayaa ugu dambeyn ugu baaqay in caqabadaha dalka si masuuliyad leh loo wajaho, lana xoojiyo hay’adaha, nidaamyada dowladda iyo xiriirka Soomaaliya ay la leedahay beesha caalamka.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamadda Sare oo laashay Natiijadii doorashada Galmudug iyo amartayna in dib loogu Celiyo

Maxkamadda Sare ee Federaalka ayaa maanta xukun ka soo...

Puntland oo digniin Culus ka soo saartay Lacagaha Madax-furashada ee Burcad-badeedda

Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray bixinta lacagaha...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo hor leh geyaay Baydhaba

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska...

Trump oo Fariin u diray Canada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Kanada ay...

R/Wasaaraha UK oo safarkiisii ugu horreeyey ee dibadda ah u baxaya

R.a’iisul Wasaaraha UK Andy Burnham ayaa Isniinta booqanaya Kyiv,...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles