Wednesday, March 4, 2026

Canshuurta uu Trump soo rogay oo ka dhaqan gashay Qaarada Aasia

Suuqyada saamiyada ayaa si weyn hoos ugu dhacay Qaaradda Aasia, iyadoo cashuuraha uu Madaxweyne Donald Trump uu ku soo rogay dalalka caalamku uu jahwareer xooggan abuuray.

Suuqa Nikkei 225 ee dalka Japan ayaa wajahay hoos-u-dhac 6.3%, halka Hang Seng ee Hong Kong uu hoobtay 9.8%.

Saamiyada bangiyada Ingiriiska ee HSBC iyo Standard Chartered oo xidhiidh la leh Hong Kong ayaa sidoo kale si weyn u hoos u dhacay.

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo la hadlayay wariyayaasha ayaa difaacay siyaasaddiisa cashuuraha isaga oo sidoo kale sheegay in mararka qaarkood ay habboon tahay in la qaato daawo I wax loo haggaajiyo.

Xigasho:-BBC

WARARKII KALE

RW Ku-xigeenka XFS oo Kulan Miro-Dhal ah Layeeshay Duqda Muqdisho

Raysal Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saalax...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 03 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxay ka wadahadleen Farmaajo iyo Safiirka Turkiga?

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa kulan...

Shiinaha oo war ka soo saaray markab kalluumeysi oo lagu afduubtay Puntland

Dowladda Shiinaha ayaa xaqiijisay in markab kalluumeysi oo laga...

Khilaaf Siyaasadeed oo Hareeyay Ansixinta Dastuurka

Khilaaf xooggan oo siyaasadeed ayaa ka taagan meelmarinta wax...

Puntland oo shir wadatashi ah la yeelatay xildhibaanada ku matala Federaalka

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa guddoomiyey shirka wadatashiga ah...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles