Saturday, March 14, 2026

Ciidamada Amniga oo Muqdisho ku qabtay Burcad dhac geysaneysay

Shacabka degaanka iyo Ciidamada Amniga oo iskaashanaya ayaa gacanta ku dhintay saddex Nin oo la sheegay inay maalmihii ugu danbeeyay falal dhac ah ka geysanyeen Xaafada Barwaaqo ee degmada Deyniile, iyagoo dhibaato ku hayey dadka Shacabka ah.

Raggan la qabtay ayaa dadka ka dhici jiray taleefoonada iyo waxyaabaha kale ay wateen, iyagoona ku dhibaateyn jiray xaafadaha degmada Deyniile.

Dhowrkii Bilood ee la soo dhaafay ayaa Shacbaka kunool degmada Deyniile waxaa ay ka cabanayeen Kooxo burcad ah oo dhac u geysnaya.kuwaasi oo qaarkooda dadka dila.

Tallaabooyinka ayaa qayb ka noqonaya howlgallada ay ciidamada booliska Soomaaliyeed ku sugayaan amniga magaalada caasimada ah ee Muqdisho.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 13 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Turkey oo 4 markab dagaal u soo diraysa xeebaha Somalia

Dowladda Turkey ayaa ku dhawaaqday inay afar markab oo...

Buundada Sabiid iyo Caanoole oo maanta duntay

Buundada ku taalla deegaanka Sabiid iyo Caanoole ee gobolka...

DFS oo ka digtay saldhig militari oo Israa’iil ka dhisan karto Berbera

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka digtay in dhulka dalka...

Trump oo ka hadlay xaalada hoggaamiyaha cusub ee Iran

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in hoggaamiyaha cusub...

Jaamacada Carabta oo soo dhaweysay Ansixinta Dastuurka

Axmed Aboul Gheit, Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta, ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles