Wednesday, February 25, 2026

Ciidamada Israa’iil oo bilaabay inay ka baxaan Mariska Gaza

Difaaca madaniga ah ee Marinka Gaza ayaa ku dhawaaqay Jimcihii in ciidamada Israa’iil ay bilaabeen inay ka baxaan aagag dhowr ah oo ku yaal marinka Gaza, gaar ahaan magaalooyinka Gaza iyo Khan Yunis.

Mohammed Al-Mughair, oo ah agaasimaha waaxda taageerada bini’aadantinimada iyo iskaashiga caalamiga ah ee difaaca madaniga ah ee Gaza, ayaa u sheegay wakaalada wararka ee AFP in “ciidamada ay ka baxeen meelo badan oo ka tirsan magaalada Gaza.”

Waxa uu intaa ku daray, “Waxaa jira dib u gurasho ciidamada qabsaday Qaza oo ka yimid koonfurta iyo bartamaha Khan Yuunis oo ku wajahan bariga magaalada.”

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 02 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

DFS oo war ka soo saartay burburka ku yimid shirkii ay kula jireen Mucaaradka

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa nasiib darro ku tilmaamtay isku...

Maamulka Waqooyi Bari oo fariin adag u diray Puntland

Bayaan ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo...

Puntland oo diiday in doorashada Federaalka lagu qabto Sool

Dowlad-goboleedka Puntland ayaa si adag uga soo horjeesatay jadwalka...

Golaha Mustaqbalka iyo Xildhibaanada mucaaradka oo kulan ku yeeshay Muqdisho

Xalay magaalada Muqdisho waxaa shir ku yeeshay xildhibaano ka...

Diyaarado dagaal oo duqeymo ka fuliyay Maxaas

Diyaarado dagaal ayaa saaka duqaymo xoogan ka fuliyay degmada...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles