Golaha Mustaqbalka iyo Xildhibaanada mucaaradka oo kulan ku yeeshay Muqdisho

Xalay magaalada Muqdisho waxaa shir ku yeeshay xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo ka aragti duwan hannaanka loo wado wax-ka-beddelka dastuurka.

Kulankan ayaa sidoo kale waxaa ka qeyb galaya xubno ka tirsan Golaha Mustaqbalka., halkaas oo uu degan yahay Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni.

Wararka ayaa sheegaya in ajandaha kulanka ay ka mid ahaayeen in xildhibaanada mucaaradka xog laga siiyo kulamadii Golaha Mustaqbalka iyo jihada la aadi doono ee arrimaha dastuurka iyo siyaasadda dalka.

Kulankan ayaa muhiim u ah soo jeedinta iyo ka doodista wax-ka-beddelka dastuurka, iyadoo mucaaradka iyo xubnaha kale ee ka qeyb galaya kulanka ay doonayaan in la helo faham iyo is-afgarad ku saabsan sida ay u socon doonaan qorshayaasha siyaasadeed ee dalka.

Waxaa sidoo kale shirka lagu tixgelinayaa aragtiyo ka duwan kuwa Dowladda Federaalka, taas oo keeni karta in kulanku uu noqdo mid ka fiirsan doona qaababka loo maareynayo isbeddellada dastuurka iyo waxa xiga ee siyaasadda dalka.

WARARKII KALE

Farmaajo oo yimid iyo Wada-hadallo u bilaabanaya DF iyo Mucaaradka

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta...

DF oo guluf ciidan ka bilowday gobolka Bakool

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay guluf dagaal...

Zelenskyy oo Ruushka ku eedeeyay inuu adeegsaday gantaallada kala firdha

Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelenskyy, ayaa Ruushka ku eedeeyay inuu...

Taliyaha ciidamada milatariga Israel oo ka digay in la weeraro Iran

Telefishinka Channel 13 ee Israa’iil ayaa sheegay in taliyaha...

Madaxweyne xasan sheekh oo hambalyo udiray Gudonka Cusub Ee golaha Wakiilada Hirshabelle

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Xukun ka soo baxay kiiska General-kii Booliska ee Gurigiisa lagu dilay

Dable Bol. Jamaal Xasan Cabdulle iyo Mustaf Xuseen Guure...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles