Wednesday, April 1, 2026

Ciidamada Israa’iil oo dad Falastiiniyiin ah ku dilay Daanta Galbeed ee la haysto

Toban falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay howlgal ay ciidamada Israa’iil ka fuliyeen Jenin oo ka tirsan Daanta Galbeed ee la haysto, wasaaradda caafimaadka Falastiin ayaa sheegtay in falkaani uu dhacayo, saddex maalmood kaddib markii uu heshiis xabbad joojin ah ka dhaqan galay marinka Qasa.

Iyadoo ciidamada Israa’iil ay sii wadaan howlgallada ay ugu magacdareen darbiga birta ah, ayaa waxaa korontadii laga jaray xaafado ka tirsan magaalada Jenin iyo xerada ay ku sugan yihiin, taasoo sababtay sii socoshada howlgallada Israa’iil, sida lagu sheegay warbixinta. Wakaaladda Wararka Falastiin ee”Wafa”.

Wararka ayaa sheegaya in tirada isbaarooyinka iyo albaabada ciidamada Israa’iil ee Daanta Galbeed ay gaarayaan 898

WARARKII KALE

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay wasiirada Koofur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed...

Askar ka tirsan DFS oo Nabadoon ku dilay deegaanka Lambar 50

Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil xalay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo hambalyo u diray Xulka Qaranka kaddib guul taariikhi ah oo ay ka gaareen AFCON 2027

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo...

Trump oo war cusub ka soo saaray dagaalka Iran

Madaxweyne Trump ayaa u sheegay weriyayaasha in Maraykanku uu...

NISA oo burburisay xarumo Al-Shabaab ku lahaayeen Shabeellooyinka

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo kulamo Bilaabay Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles