Tuesday, August 18, 2026

Ciidamada Xoogga Dalka oo la wareegay Aboorey ee Gobolka Hiiraan

Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa si rasmi ah ula wareegay deegaanka Aboorey ee gobolka Hiiraan halkaasi oo saaka aroornimadii Ciidamadu ku qaadeen weerar saf ballaaran ah.

Ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanka ayaa u daatay godad ay AS Gudaha deegaanka ka qoteen saacadihii u danbeeyay.

Saraakiisha Ciidamada ee howlgalka hoggaaminayay ayaa xaqiijiyay maydadka AS tiro beel ah oo daadsan gudaha deegaanka, waxayna xuseen in kuwooda badbaaday ay duurka u fikadeen halkaasi oo wali lagu sii baacsanaayo firxadkooda.

Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa si rasmi ah ula wareegay deegaanka Aboorey ee gobolka Hiiraan halkaasi oo saaka aroornimadii Ciidamadu ku qaadeen weerar saf ballaaran ah.

Ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanka ayaa u daatay godad ay AS gudaha deegaanka ka qoteen saacadihii u danbeeyay.

Saraakiisha Ciidamada ee howlgalka hoggaaminayay ayaa xaqiijiyay mmaydadka fagaalamayaasha oo tiro beel ah oo daadsan gudaha deegaanka, waxayna xuseen in kuwooda badbaaday ay duurka u fikadeen halkaasi oo wali lagu sii baacsanaayo firxadka Khawaarijtii lasoo qalday.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 17 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

MW Xasan Sheekh oo maanta gaaray deegaanka Gelinsoor ee Gobolka Galgaduud

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira...

DF oo shaacisay khasaaraha ka dhashay dagaalkii Baydhabo

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in abaare 5:00 subaxnimo...

KGS oo ku dhawaaqday in gebi ahaanba la soo Afjaray Weerarkii Baydhabo

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in gebi ahaanba la...

Wasiirka Xasan Eeley oo khawaarij ku tilmaamay Ciidanka Lafta gareen ee weeraray Baydhabo

Wasiirka Xannaanada Xoolaha Soomaaliya, Xasan Xuseen Maxamed (Eeley), ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles