Ciidanka Xoogga oo guula ka sheegtay dagaal ka dhacay Gobalka Gedo

Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidanka Booliiska ayaa howlgal ka sameeyay inta u dhexeeysa degaanka Shaataloow iyo degmada Luuq ee gobolka Gedo.

Saraakiisha Ciidanka Xoogga ee howgalkaasi hoggaaminaayay ayaa sheegay in Howlgalka inta uu socday ay khasaare gaarsiiyeen dagaalamaayal ka tirsan Alshabaab, sida ay sheegeen Saraakiisha Ciidanka dowladda.

Ciidamadda ayaa waxaa hogaaminayay Abaanduulaha Qeybta 43aad ee Ciidamada Xooga Dalka, G/sare Cabdirashiid Maxamed Cismaan, Taliyaha Guutada 10aad qeybta 43aad ee Gobolka Gedo, Gashaanle dhaxe Aadan Siyaad Cabdi, Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Gobolka, G/le sare Xuseen Cali Xaashi Giif.

Sidoo Saraakiishu waxaa ay sheegeen in Ciidamadda ay hormar balaaran ka sameeyay dagaalka ay la galeen AS.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 28 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

RW Xamsa oo Tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan kumaandooska Danab

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga...

DF oo sheegtay in ay gacanta si buuxda ugu hayso Baydhabo

Dowladda Soomaaliya ayaa war ka soo saartay dagaalkii ka...

Fiqi muxuu ka yiri dagaalka Baydhabo?

Dowladda federaalka Soomaaliya oo ka hadashay dagaalka Baydhabo, ayaa...

KGS oo ka hadashay dagaalka Baydhabo

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa sheegay in saaka magaalada...

Dagaal qaraar oo ka socda Baydhabo

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo, ayaa sheegay in halkaasi...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles