Daacish oo sheegtay masuuliyada qarixii ka dhacay Pakistaan

Kooxda Dawladda Islaamiga ah (IS) ayaa sheegtay inay ka dambaysay qarax ismiidaamin ah oo Jimcihii ka dhacay masaajid Shiico ah oo ku yaalla caasimadda Pakistan ee Islamabad, kaas oo ay ku dhinteen in ka badan Soddon qof.

Warka kooxdu soo saartay ayaa lagu sheegay magaca iyo sawirka qofka lagu eedeeyay weerarka. In ka badan boqol iyo toddobaatan qof ayaa ku dhaawacmay qaraxa, kaas oo noqday kii ugu dhimashada badnaa ee ka dhaca Islamabad muddo ka badan toban sano.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Pakistan ayaa sheegtay in qofka weerarka soo qaaday marar badan u safri jiray dalka Afgaanistaan. Dawladda Taalibaan ee Afgaanistaan iyo sidoo kale dalka Hindiya ayaa labaduba cambaareeyay qaraxa.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 05 10 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Loollanka Israel iyo Turkey oo kusoo wajahan Geeska Afrika, Somaliland iyo Soomaaliya

 Warbixin ay baahisay Middle East Eye ayaa sheegtay...

MW Xasan Sheekh oo Kulan la yeeshay Madaxweynaha Eritrea

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan...

Dowladda Itoobiya oo Ka Jawaabtay Kulankii Soomaaliya, Masar, Eritrea iyo Suudaan

Dowladda Itoobiya ayaa ka jawaabtay kulankii ay Soomaaliya, Masar,...

Badmaaxiin u dhashay Masar oo Soomaaliya laga sii daayay oo gaaray Qaahira

Siddeed badmaaxiin oo u dhashay dalka Masar ayaa gaaray...

R/Wasaare Xamse oo gaaray degmada Balanbale

Ra’iisul Wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles