Wednesday, June 24, 2026

Dad gargaar loo qeybinayay oo lagu dilay Marinka Gaza

Ciidammada Israa’iil ayaa dilay ugu yaraan 67 qof oo sugayay gawaadhida gargaarka ee Qaramada Midoobay waqooyiga Qasa, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee Xamaas ay maamusho.

Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in kolonyadooda 25-ka ah ee xammuulka ah “ay la kulmeen dad badan oo rayid ah oo gaajaysan kuwaas oo rasaas lagu furay”, wax yar kaddib markii ay ka soo gudbeen Israa’iil oo ay banneeyeen isbaarooyin.

Ciidamada Difaaca Israa’iil (IDF) ayaa sheegay in ay “rideen rasaas digniin ah” si meesha looga saaro “khatar degdeg ah”.

Muran ayaa ka taagan tirada dhimashada la sheegay. Laakiin Sabtidii wasaaraddu waxay ka digtay in gaajada ba’an ay ku sii faafayso Qasa, tirada sii kordhaysa ee dadkuna ay imanayaan xarumaheeda “iyagoo ku jira duruufo adag ay ka muuqdaan”.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 23 06 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Iran iyo Cumaan oo soo saaray hadal wadajir ah oo ku saabsan marinka Hormuz

Iran iyo Cumaan ayaa bayaan ay si wadajir ah...

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo soo xirtay dhageysiga Kiiska Sacdiya Bajaaj iyo xukunka oo la sugayo

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta soo gabagabeysay dhageysiga dacwadda...

DFS oo war ka soo saartay colaada ka taagan Sool

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...

Al-Shabaab oo weerar ku qaadday Saldhigga ku yaala Mandera

Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday xero...

Soomaaliya oo soo dhoweysay Isfahamka u Dhexeeya Mareykanka iyo Iiraan

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u soo...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles