Tuesday, March 3, 2026

Dagaal ka socda deegaanka Aboorey

Dagaal xooggan oo u dhexeeya ciidamada dowladda oo kaashanaya dadka deegaanka iyo maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa waxaa uu ka socdaa deegaanka Abooreey ee Hiiraan.

Dagaalkaan ayaa ka dambeeyay kaddib markii weerar xooggan ay qaadeen Ciidanka Dowladda iyo kuwa deegaanka Aboorey oo ay heysteen kooxda Al-shabaab.

Ma cadda khasaaraha ka dhashay dagaalka, iyadoona weli uu dagalka socdo sida ay sheegayaan dadka deegaanka.

Wasiir ku xigeenka Warfaafinta ayaa sheegay in ciidamada xoogga ay weli howlgal ka wadaan deegaanka Aboorey.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 03 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxay ka wadahadleen Farmaajo iyo Safiirka Turkiga?

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa kulan...

Shiinaha oo war ka soo saaray markab kalluumeysi oo lagu afduubtay Puntland

Dowladda Shiinaha ayaa xaqiijisay in markab kalluumeysi oo laga...

Khilaaf Siyaasadeed oo Hareeyay Ansixinta Dastuurka

Khilaaf xooggan oo siyaasadeed ayaa ka taagan meelmarinta wax...

Puntland oo shir wadatashi ah la yeelatay xildhibaanada ku matala Federaalka

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa guddoomiyey shirka wadatashiga ah...

Horjoogihii qorsheeyey weerarkii godka Jilacow oo la dilay

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles