Deni oo ilaalo wata oo maanta tagay Kismaayo

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka degay magaalada Kismaayo, haalkaas oo uu saacadaha soo socda ka furmayo shirka Golaha Mustaqbalka Soomaaliya.

Madaxweyne Deni oo watay ciidamo ilaalo ah oo hubaysan, waxaa garoonka diyaaradaha Kismaayo ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin uu horkayay madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe.

Wafdiga madaxweyne Deni ee Kismaayo waxaa ka mid ah madaxweynihii hore ee Puntland senator Cabdiraxmaan Faroole, xubno ka tirsan goleyaasha dowladda iyo la-taliyeyaal madaxweyne.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 12 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Ukraine oo wajahaysa ‘jiilaalkii ugu adkaa’ tan iyo markii Ruushku kusoo qaaday duullaanka baaxadda leh

Ukraine ayaa wajahaysa "jiilaalkeedii ugu adkaa" tan iyo markii...

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa lagu...

Madaxweynahe xasan sheekh oo daahfuray barnaamijka abuur iyo sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee waxbarashada sare ee dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo guddoomiyey kulanka xisaabtanka sanadlaha ah ee Xukuumadda

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre...

Shir madaxeedka dalalka BRICS oo doodiisa ay hareeyeen go’aamada masaxweyne Trump

Mareykanku ma aha xubin ka tirsan ururka BRICS, balse...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles