Sunday, March 29, 2026

Dhulgariir xooggan oo ku dhuftay Istanbuul

Waaxda musiibooyinka Turkiga ayaa sheegtay in dhowr dhulgariir oo is xigxiga ay muddo daqiiqado gudahood ku dhufteen qeybo ka mid ah magaalada Istanbuul, dhammaantoodna waxay ka dhaceen meelaha ku dherersan Badda Marmara.

Waa dhulgariirkii labaad oo cabbirkiisu yahay 6.2 oo ku dhufta Istanbuul oo ay ku nool yihiin buldho dhan 16 milyan.

Waa magaalada ugu weyn Turkiga halkaasoo ay ku nool yihiin shan meelood meel bulshada dalkaas.

Wasiirka arrimaha gudaha ayaa sheegay in dhulgariirkan aan keliya laga dareemin Istanbuul balse sidoo kale uu saameeyay gobollada ku hareereysan.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 28 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

DFS oo war ka soo saartay doorashada ka dhacday Koofur Galbeed

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay doorashada...

Maxkamadda Sare ee Soomaaliya oo ansixisay doorashooyinkii golayaasha deegaanka ee Banaadir

Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah...

Axmed Madoobe oo Hambalyo u diray Hoggaanka KGS

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa dhambaal hambalyo...

Lafta gareen oo markale loo doortay MW KGS iyo weerar uu ku qaaday Xasan Sheekh

Doorasho ka dhacday magaalada Baydhabo oo ay sameeyeen maamulka...

Lafta gareen oo la guddoonsiiyay shahaadada Musharaximada ee MW KGS

Maamulka Cabdicasiis Laftagareen ee Koonfur Galbeed ayaa si degdeg...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles